Farmaajo oo boorsooyinkiisa ka xir xiranaya Villa Soomaaliya iyo Madaxweyne Xasan Sheekh oo…

Madaxweynihii hore ee dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa boorsooyinkiisa kasii xir xiranaya xarunta Madaxtooyada Soomaaliya uu degnaa muddo ka badan shan sanno . Waxaa hada socota qaban qaabadii ugu dambeesay uu xilka iyo xafiiskaba ku wareejinayo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ee looga adkaaday doorashadii dhacday 15-kii may, waxaana xafiiska kala wareegaya Madaxweynihii shan … Continue reading Farmaajo oo boorsooyinkiisa ka xir xiranaya Villa Soomaaliya iyo Madaxweyne Xasan Sheekh oo…